Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecel

(HAL KULAN OO KALIYA KU OGOW QOFKA KU JECEL)

Shaki la'aan buugani  waa buuga ugu fiican ee ku bari doona sida loo ogaado qofka ku jecel isagoo ku baraya calaamadaha qarsoon ee qofka ku jeceli soo diro ama muujiyo isagoon iska warhayn.
Sii Akhri waxa uu ku qabanayo bugani iyo sida aad ku helayso>>

Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha

Buugan waxaan kuugu soo bandhigi doonaa talaabooyin, sharciyo iyo siro ay raacaan dadka guusha gaadhaa haddii aad raacdidna aad dhab ahaan u xaqiijin doonto waxkasta oo aad rabto inaad gaadho.


Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay


Ma rabtaa inaad Guul ka gaadho nolosha?
Ma doonaysaa inaad ogaato siraha dadka guulaha gaadha?
Ma rabtaa inaad ogaato sida ay u fikiraan dadka guulaha gaadhaa ?
sidoo kale ma doonaysaa inaad ogaato waxa dadka guulaha gaadhaa ay kaga duwan yihiin dadka kale?





Buugani waa buuga ugu fiican ee talaabo talaabo kuu bari doona dhamaan waxa u saamaxa dadka guulaha gaadhaa inay guul ka gaadhaan nolosha. Markaad akhrido buugan  fursadaha aad ku guulaysan doontaana waxay noqon doonaan qaar aad u heersareeya.
 Raac talaabooyinkan si aad buuga u hesho una iibsato.

Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay


Buugani wuxuu 100% kuu balan qaadayaa inaad si dag dag ah ugu ilaawi doonto qofka aad jeceshahay xataa haddii aad u dhimanayso qofkaa.
Waxa kaliya ee ay tahay inaad samaysaa waa inaad buugan si fiican u akhrido islamarkaana aad raacdo waxa ku qoran.  Mar labaad waxaan si kalsooni leh kuugu celinayaa inaad 100% kaga bogsan doonto jaceylku haddii aad akhrido oo aad ku dhaqanto waxa buugan ku qoran.