(HAL KULAN OO KALIYA KU OGOW QOFKA KU JECEL)
Shaki
la'aan buugani waa buuga ugu fiican ee ku bari
doona sida loo ogaado qofka ku jecel isagoo ku baraya calaamadaha qarsoon ee
qofka ku jeceli soo diro ama muujiyo isagoon iska warhayn.
Ma rabtaa inaad ogaato inuu qof ku jecel yahay ?
Ma
ku dawakhasan ogaanshaha inuu qof ku jecel yahay iyo inkale?
Ma
doonaysaa inaad ogaato qofka aad soo jiidato iyo ka aanad soo jiidan ?mase
rabtaa inaad ogaato qofka kuu arka inaad tahay qof soo jiidasho leh?
Shaki la'aan buugan aan maanta kuu soo bandhigayaa waa buuga ugu fiican ee ku bari doona sida loo ogaado qofka ku jecel isagoo ku baraya calaamadaha qarsoon ee qofka ku jeceli soo diro isagoon iska warhayn.
Tirada pages-ka: 60 pages, ( waxaad ka helaysaa in ka badan 70 calaamadood iyo farsamooyin waxtar leh oo aad ku ogaanayso qofka ku jecel,)
Qiimaha : $8 dollar oo kaliya (waxa laga yaabaa in qiimuhu kordho
sababtoo waxaan xog aad iyo aad u muhiim ah ku bixinayaa lacag aad u yar)
Nooca Buuga: pdf, ebook (waxaad
ku akhrisan kartaa computer-kaga iyo mobile-kaga)
Raac talaabooyinkan si aad buuga u
hesho lacagtana u soo dirto.
Buuga waxaa laguugu soo diri doonaa Email-ka, ama WhatsApp ama Habka kaleed codsato islamarka aad iibsato.
SIDA AAD KU IIBSAN KARTO:
Somalia: Dhamaan Somalia oo dhan waxad kaga iibsan kartaa lambarkan 0634033789 ( Hormuud iyo Gollis-ba waad ka soo diri kartaa lacagta )
Dalka dibadiisa: Haddii aad joogto dalka dibadiisa waxaad ku soo diri kartaa lacagta xawaaladahan: DAHABSHIIL, TAAJ INTERNATIONAL,TAWAKAL EXPRESS,WORLDREMIT, BAKAAL ama TRANSFER GALAXY, kolba tii kuu suurto gal ah adoo lambarakan ku soo diraya +252634033789 (ZAAD) Magaca Aad ku soo diraysaa waa Cabdirisaq Faarax address-kuna waa Hargeisa.
Haddii aanad xawaalad ku soo diri karin waxaad la xidhiidhi kartaa qof ehelka ama asxaabta ah oo jooga Somalia ama Somaliland oo kaa soo dira lacagta anaguna markaa aanu ku soo dirno buuga.
Si dag dag ah ku
ogow qofka ku jecel
Haddii uu qof ku jecel yahay waxaa
suurtogal ah in qofkaasi aanu kuu sheegin jacaylkiisa sababo jira aawadood,
balse garaadka dahsoon ee qofka(subsconscious mind) ayaa dibada u soo saari
doona xogtan iyadoo noocyo kala duwan ah.
Buugani wuxuu ku bari doonaa sida loo akhriyo calaamadahan qarsoon kuwaasi oo aad si dhab ah ugu fahmi doonto inuu qof ku jecel yahay iyo inkale.
Kadib markaad buugan akhrido waxaad si
dag dag ah ugu ogaan doontaa qofka ku jecel xataa isagoo masaafo dheer kuu jira
kulan kiina ugu horeeya haddii aanad ku ogaanba 5 daqiiqee ugu horeeya.
Muxuu buugani kaga
duwan yahay buugaagta kale
1: Dhamaan xogta ku qorani waa
mid sax ah: xogta aad buugan ka heli doontaa maaha mid ku salaysan qof
fikirkii balse waa mid ku dhisan cilmi nafsiga soo jiidashada iyo luuqada
jidhka. Sidoo kalana ku salaysan barasho qotodheer oo lagu sameeyay habdhaqanka
aadamaha & cilmi baadhisyo la samaynayay waqti aad u dheer, kuwaasi oo
kuusahlaya inaad si dag-dag ah ku ogaato qofka ku jecel.
2: Buugani kuu sheegi maayo
tayooyin bilaa tayo ah: buugani ku siin maayo talooyin iyo tilmaamo fudud
oo laga yaabo inaad horeba u ogayd balse waxaad ka heli doontaa Tilmaamo iyo
talooyin aad u heersareeya oo kuu sheegi doona calaamado ay dadku soo diraan
iyagoon ogayn.
3: Wuxuu ku salaysan yahay
Cilmiga sayniska: Dadka badankoodu waxay ka hadlaan amase qoraan
calaamadahan iyagoo ku salaynaya fikirkooda iyo khibradooda xagii ay ka qori
lahaayeen xog dhab ah oo kusalaysan cilmiga sayniska iyo hab-dhaqanka
bili'aadanka.
Buugani wuxuu ku base-garaysan yahay
ama ku salaysan yahay cilmiyo kala duwan sida : Cilmi nafsiga, luuqada
jidhka, cilmi nafsiga soo jiidashada, cilmi baadhisyo saynis ah iyo daraasado
dhab ahaan loo sameeyay.
Faa'idooyinka aad ka heli doonto buugan
1) Waxaad ku ogaan doontaa
inuu qof ku jecel yahay iyo in kale waqti aad u kooban gudahood (wax ka yar
saacad)
2) Waxaa kordhi doonta
kalsoonida naftaada markaad xaqiiqsato inay dad badani ku jecel yihiin.
3) Waxaad kala saari
doontaa dadka dhab ahaan kuu jecel iyo kuwa iskaga kaa dhiga inay ku jecel
yihiin balse aan ku jeclayn.
4) Waxaad jeclaandoontaa
muuqaalkaaga markaad ogaato inay dadka kale jecel yihiin muuqaalkaaga
islamarkaana aad ogaato inaad dad soo jiidatay islamarkii ay ku arkeen
5) Waxaad ogaan doontaa dad
badan oo taageerayaal kuu ah iyo qaar si sir ah kuula dhacsan.
6) Waxaad sidoo kale ogaan
doontaa dadka kugu khayaameeyaa jacayl aan dhab ahayn iyo dareeno been ah oo ay
matalaan.
Indhahaaga ku arag
waxa ku jira qofka qalbigiisa
Buugani wuxuu boqolkiiba boqol kaa
caawin doonaa inad ogaato qofka ku jecel saacad gudaheed hadaanay ka yarayba.
Badanaa waxay igu qaadataa inaan ku
ogaado qofka qof jecel wax ka yar saacad anigoo eegayoo kaliya calaamado
uu qofku soo dirayo isagoo iska warhaya iyo isagoon iska warhaynba.