Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha

Buugan waxaan kuugu soo bandhigi doonaa talaabooyin, sharciyo iyo siro ay raacaan dadka guusha gaadhaa haddii aad raacdidna aad dhab ahaan u xaqiijin doonto waxkasta oo aad rabto inaad gaadho.



Miyaad ku nooshahay noloshaad jeclayd inaad ku noolaato? 
Miyaad faraxsantahay? Dhab ahaan miyaad faraxsantahay?
Ma tahay noloshan aad ku nooshahay noloshaad dhab ahaan u rabtay inaad ku noolaato? 

Ma sidanaad ugu talogashay inaad ku noolaato ilaa dhamaadka noloshaada? Aroor kasta ma kacdaa adoo dareemaya inaad tahay qof ku guulaystay nolosha? Miyaad heshay wixii aad ka rabtay nolosha?

Buugan aan maanta kuu soo bandhigaya xaqiiq ahaan waa buuga ugu fiican ee talaabo talaabo kuugu sheegi doona sida loogu guulaysto waxkasta oo aad rabto nolosha.
Muxuu dhab ahaan buugani kaa caawin doonaa :

1.    Buugani wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahantahay inaad qaado si aad u hesho waxa aad rabto nolosha isbadalna aad u samayso.
2.    buugani ku siin maayo talooyin iyo tilmaamo bilaa macni ama qadiimi ah oo laga yaabo inaad horaba u ogayd balse waxaad ka heli doontaa fikrado cajiiba iyo talaabooyin practical ah oo si toos ah aad ugu dabaqi doonto noloshaada aanad ku heli doonto waxa aad rabto nolosha.
3.    Wuxuu talaabo talaabo kuugu sheegi doona sida loo ogaado waxa aad dhab ahaan u rabto nolosha
4.    buugani wuxuu kuu sheegi doonaa sida ay wadada guushu u eegtahay iyo sidii aad naftaada ugu diyaarin lahayd wadadaa.
5.    Waxaad ku baran doontaa sida loo nooleeyo rajadaada marka ay noloshaadu mugdi gasho iyo sida loo rumaysto naftaada.
6.    Buugani wuxuu talaabo talaabo kuu bari doonaa sida ugu fiican ee loo dajiyo hadafyadaada iyo sida dag dag loogu gaadho hadaf kasta oo aad leedahay.
7.    Marka aad akhrido buugan waxaad noqon doontaa qof aan la joojin karin ilaa uu ka gaadhayo waxa uu rabo nolosha.
Muxuu Buugani Kaga Duwan Yahay Buugaagta Kale :

>  100% talooyin practical ah oo ad ku dabaqi karto noloshaada: buugani kuu sheegi maayo oo kaliya sida lagu gaadho guusha balse wuxuu kuu sheegi doonaa talaabooyin practical ah oo waxtar leh oo aad ku dabaqi karto noloshaada.
>>  Dhamaan xogta buugani uu kuu soo bandhigi maaha mid ku salaysan qof fikirkii balse wuxuu ka kooban yahay sharciyadii ay raaceen dadka guulaha gaadhay rag iyo dumarba.
>> Buugan waxaad ka heli doontaa dhiirigalin aad u badan oo gabi ahaanba badali doonta qaabka aad u fikirto.
Imisa sano ayaa ka soo wareegay ilaa markii aad go'aansatay inaad badasho noloshaada?
Imisa sano ayaa ku dhaafay adigoon wax faa'ido leh aan qabsan.
Imisa sanuunbaa ku dhaafayay adigon ficil dhab ah qaadin.

Haddii aad u jeelantahay inaad ku samayso isbadal weyn naftaada oo aad rabto inaad ku guulaysato wax kasta oo aad rabto inaad gaadho waxaad heshay fursadii ugu weyneyd. Akhri buugan oo Barro sida loogu guulaysto waxkasta oo ad rabto inaad gaadho.

Raac talaabooyinkan si aad buuga u hesho una iibsato.


Qiimaha : $8 dollar oo kaliya 
Nooca Buuga: pdf, ebook (waxaad ku akhrisan kartaa computer-kaga iyo mobile-kaga)

1) Soo Qor Email-ka ama WhatsAppka ama Facebook-ga laguugu soo dirayo buuga  adoo  ku soo qoraya saddexdan hab kaad ku soo diri karto:
      Email-kan: Saaqo033@gmail.com
 whatsApp) (viber)(imo)  no: +252634033789
 Facebook Page: facebook page


Buuga waxaa laguugu soo diri doonaa Email-ka ama habka kale eed aad codsato islamarka aad iibsato.
SIDA AAD KU IIBSAN KARTO: 

Somaliland: haddii aad Somaliland joogto ku iibso buuga adoo lambaradan lacagta ku soo diraya : ZAAD: 0634033789 ama EDAHAB: 9573166

Somalia:  Dhamaan Somalia oo dhan waxad kaga iibsan kartaa lambarkan 634033789 ( Hormuud iyo Gollis-ba waad ka soo diri kartaa lacagta )

Dalka dibadiisa: Haddii aad joogto dalka dibadiisa waxaad ku soo diri kartaa lacagta xawaaladahan: DAHABSHIIL, TAAJ INTERNATIONAL,TAWAKAL EXPRESS,WORLDREMIT, BAKAAL ama TRANSFER GALAXY, kolba tii kuu suurto gal ah adoo lambarakan ku soo diraya +252634033789 (ZAAD) Magaca Aad ku soo diraysaa waa Cabdirisaq Faarax  address-kuna waa Hargeisa.

Haddii aanad xawaalad ku soo diri karin waxaad la xidhiidhi kartaa qof ehelka ama asxaabta ah oo jooga Somalia ama Somaliland oo kaa soo dira lacagta anaguna markaa aanu ku soo dirno buuga.
  
XOG DHEERAADA OO KU SAABSAN BUUGA

Tiiraanyada iyo murugooyinka ugu badan ee ay dadku la kulmaan intay noolyihiin waa mid ka dhalatay iyagoon ku guulaysanayn wixii ay rabeen nolosha. 

Murugadu waa adigoo ka rajo wax aad dhab ahaan u rabtay. Cabsidu waa tilmaam cadaysa inaad ka warwarayso inaanad helin wixii aad rabtay nolosha,  stresskuna waa dareen ku haleela markaad cadaadis la kulanto adigoo isku dayaya inaad hesho wixii aad rabtay nolosha.

Haddii aan ku qeexo farxada erayo kooban, waxaan odhaan karaa farxadu waa helida waxa aad ka rabto nolosha.

Xaqiiq ahaan inaad ku guulaysato wax kasta oo aad rabto noloshu maaha mid u baahan inaad yeelato awoodo gaar ah oo aanay bili'aadanku lahayn balse gabi ahaanba waa inaad raacdo talaabooyin cayiman oo qofkasta oo raacaa uu gaadhi karto guusha iyo waxa uu rabo nolosha, dadka guulaha gaadhayna inoo cadeeyeen.

Buugan waxaan kuugu soo bandhigi doonaa talaabooyin, sharciyo iyo siro ay raacaan dadka guusha gaadhaa haddii aad raacdidna aad dhab ahaan u xaqiijin doonto waxkasta oo aad rabto inaad gaadho.