Buugani wuxuu 100% kuu balan
qaadayaa inaad si dag dag ah ugu ilaawi doonto qofka aad jeceshahay xataa
haddii aad u dhimanayso qofkaa.
Waxa kaliya ee ay tahay inaad
samaysaa waa inaad buugan si fiican u akhrido islamarkaana aad raacdo waxa ku
qoran. Mar labaad waxaan si kalsooni leh kuugu celinayaa inaad 100%
kaga bogsan doonto jaceylku haddii aad akhrido oo aad ku dhaqanto waxa buugan
ku qoran.
Qiimaha: $8 dollar oo kaliya ( Waxa laga yaabaa in qiimuhu kordho, sababtoo xog aad u
qiimo badan ayaan ku iibinayaa dhawr dollar oo kaliya)
Nooca Buuga: pdf, ebook (waxaad ku akhrisan kartaa computer-kaga iyo mobile-kaga iyadoo laguugu soo dirayo Email ama WhatsApp amaba Facebook)
Nooca Buuga: pdf, ebook (waxaad ku akhrisan kartaa computer-kaga iyo mobile-kaga iyadoo laguugu soo dirayo Email ama WhatsApp amaba Facebook)
Tirada Pages-ka: 50 Pages.
1) Si aan buuga kuugu soo dirno Nagala soo xidhiidh:
1) Si aan buuga kuugu soo dirno Nagala soo xidhiidh:
WhatsApp: +252634033789
Email: Cabdifaarax5@gmail.com
Buuga waxaa laguugu soo diri doonaa
Email, ama WhatsApp Iyo Hababka kaleed codsato.
SIDA AAD KU IIBSAN
KARTO:
Somaliland: haddii aad Somaliland joogto
ku iibso buuga adoo lambarkan lacagta ku soo diraya : ZAAD: 0634033789
Somalia: Dhamaan Somalia oo dhan waxad kaga iibsan kartaa lambarkan 0634033789 ( Hormuud iyo Gollis-ba waad ka soo diri kartaa lacagta )
Dalka dibadiisa: Haddii aad joogto dalka dibadiisa waxaad ku soo diri kartaa lacagta xawaaladahan: DAHABSHIIL, TAAJ INTERNATIONAL,TAWAKAL EXPRESS,WORLDREMIT, BAKAAL ama TRANSFER GALAXY, kolba tii kuu suurto gal ah adoo lambarakan ku soo diraya +252634033789 (ZAAD) Magaca Aad ku soo diraysaa waa Cabdirisaq Faarax address-kuna waa Hargeisa.
Haddii aanad xawaalad ku soo diri karin waxaad la xidhiidhi kartaa qof ehelka ama asxaabta ah oo jooga Somalia ama Somaliland oo kaa soo dira lacagta anaguna markaa aanu ku soo dirno buuga.

XOG KU SAABSAN BUUGA
Buugani waa buug aad u awood badan,
kaasi jaceyka ugu xun ee qof haya kaga dhigi waxaad u fudud oo qofku uu kaga
bogsado todobaado haddii aanu kaga bogsanba dhawr cisho gudahoodba.Shakhsi
ahaan waxaan kaga bogsadaa jaceylka ugu xun ee igu dhaca 5 cisho gudahood.
Balse hore sidan uma ahaan jirin. marka uu jaceyl igu dhaco waxaan niyad
jabsanaan jiray oo murugaysaan jiray dhawr bilood ilaa aan aqoon fiican u
yeeshay cilmi nafsiga jaceylka. Buugana waxaan ugu talo galay inaan kuugu soo
gudbiyo cilmigan iyo aqoontan kugu ilawsiinaya jaceylka aad la ildaran tahay
dhawr maalmood oo kaliya.
Sideebuu Buugan Waxtar u leeyahay
haddii dareen jaceyl oo aad u qoto
dheeri ku hayay, kadib markaad buugan akhrido ee aad samayso waxa ku qoran, gabi
ahaanba wax dareen jaceyl ah u hayn maysid qofkii aad jaclayd. xataa Haddii aad
qofkaa si xad dhaaf ah u jeceshahay, kadib markaad akhrido buugan eed samayso
waxa ku qoran qofkaa aad jeclayd wuxuu kuu noqon doonaa sida walaalkaa ama
walaashaa oo kale.
Maalmo yar kadib markaad akhrido
buugan waxaad bilaabi doontaa in dareenkaagu aad u fiicnaado. Todobaad kadibna
boqolkiiba 60 ayaad bogsan doontaa. Maalinba maalinta ka dambaysana dareenkagu
wuxuu ku soo noqon doonaa sidiisii caadiga ahayd. Waxa kaliya ee ay tahay inad
samaysaa waa inaad ku dhagto waxa buuga ku qoran.
Waxyaabaha uu buugani kaga duwan
yahay buugaagta kale.
Buugani maaha mid ay ku qoran yihiin
farsamooyin aan waxtar lahayni iyo fikrado aad si fudud u qiyaasi kartaa ,
balse dhamaan farsamooyinka buugani waxay ku dhisan yihiin cilmi nafsi iyo
cilmi baadhisyo saynis ah.